Abaalmarinta Xubinta
Safarkaaga caafimaad ayaa hadda noqday mid aad u faa'iido badan. Soo ogow sida aad u kasban karto kaararka hadiyadaha adiga iyo qoyskaaga marka aad dhammaystirto baaritaannada muhiimka ah ee ka hortagga iyo hawlaha kale ee caafimaadka qaba.
Wax dheeri ah baroWaxaa heli kara xubnaha CHPW ee buuxiya shuruudaha u-qalmitaanka. Xubnuhu waxay heli karaan ilaa $200 oo ah wadarta abaalmarinta sannadkii.